War murtiyeed: Shir Wasiiro ka tirsan dowlada dhexe & dowlad goboleedyada ugu dhamaaday Garowe

Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah ayaa xalay lagu soo gebagebeeyey  magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Kullanka, ayaa socday muddo afar maalmood ah 11 -14 April, 2018. Shirkan, waxaa … Continue reading War murtiyeed: Shir Wasiiro ka tirsan dowlada dhexe & dowlad goboleedyada ugu dhamaaday Garowe